‘Helyaygii reer Manchester’ Rooney oo ka fadhiistay kubadda cagta

Gool-dhaliyhii ugu wanaagsanaa ee soo mara kooxda Manchester United ee ka ciyaarta horyaalka naadiyada ee dalka Ingriiska ayaa si rasmi ah uga fadhiistay kubadda...

“City waxay rabtaa Champions League” Guardiola

Tababaraha naadiga ka ciyaara horyaalka waddanka Ingiriiksa ee Manchester City ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisu ay rabto in ay qaado koobka naadiyada Yurub...

Kobe Bryant xiddigii kubadda kolayga oo geeriyooday

Kobe Bryant oo ahaa xidig dhanka kubadda kolayga ah oo u dhashay waddanka Maraykanka ayaa geeriyooday. Bryant ayaa ku dhintay shil diyaaradeed, kadib markii diyaarad...

“Mane waxba nagama dhexeeyaan” Salaax

Laacibka baasha weerarka uga dheela naadiga Liverpool, Maxamed Salaax, ayaa shaaciyay in aanu wax tartan iyo xurguf ahi ka dhaxayn ciyaaryahanka ay isku kooxda...

Barcelona oo Valverde shaqada ka eriday

Kooxda Barcelona ee ka dheesha horyaalka waddanka Isbaanishka ayaa shaqada ka fadhiisisay macalinkii naadiga, Ernesto Valverde, oo in muddo ah laylinayay kooxda. Tababare Valverde oo...

“Aguero wuxuu dhimanayaa isagoo goolal dhalinaya” Guardiola

Macalinka naadiga Manchester City ee ka dheela horyaalka Ingiriiska ayaa sheegay in weerar-yahanka kooxda, ninka lagu magacaabo Sergio Aguero uu 'dhiman doono isaga oo...

Arsenal iyo Chelsea oo foodda is daraya

Labada kooxood ee ka wada dhisan magaalada caasimadd ah ee London ee waddanka Ingiriiska ayaa Axadda maanta kulan adagi uu ku dhex mari doonaa...

Mohamed Salah oo seegi doona kulamada xulkiisa

Laacibka reer Masar, Mohamed Salah, ayaa seegi doona kulamada uu dalkiisu la dheeli doono wadamada Kenya iyo Comoros. Kulamadan ayaa ka tirsan is-reeb-reebka koobka...

Tomori iyo Abraham oo xulkooda mustaqbalka ka fikiraya

Labada ciyaaryahan ee kala ah Fikayo Tommori iyo Tammy Abraham ee u safta naadiga Chelsea ee ka dheela horyaalka Ingiriiska ayaan wali qaadan go'aan...

Solskjaer oo shaqada Man United la gaboobay

Tababaraha kooxda ka ciyaarta horyaalka Ingiriiska ee Manchester United ayaa sawiro dhawaan laga qaaday ay muujinayaan gabow wajigiisa ka muuqda, xili macalinkan uu cadaadiskii...

Liverpool ayaa ku wajaheysa Tottenham dhamaadka finalka Champions League.

Liverpool ayaa raadineysa inay ku guuleysato horyaalkeedii lixaad ee finalka UEFA Champions League taas oo ay garoonka Atlético Madrid caawa kula ciyaari doonaan Tottenham...

Barcelona oo cashar ugu dhigatay Real Madid garoonkooda

Kooxda Barcelona ayaa guul 3-0 ah ka gaadhay kooxda Real Madriid kulan ciyareedkii ka tirsanaa tartanka boqorka Spain wareegiisa Semi finalka . Kulanka ayaa ahaa...

Yaa yimid yaase ka tagay 6-da kooxood ee ugu waa wayn Premier League?

Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda Yurub ee bisha Janaayo ayaa xalay Xidhmay iyadoo maalinkii ugu dambaysay uusan dhaq-dhaqaaq xoogan sameyn kooxaha ugu waa wayn Ingiriiska. Haddaba...

Ciyaar yahan caan ahaa oo geeriyooday isaga oo waajahaya loolan adag oo kubadeed.

Naadiga Kubada cagta ee Turkish, Amateur club ayaa xaqiijiyey inuu geeryooday mid kamid ah ciyartooyga u ciyaara oo u dhashay wadanka Nigeria Mr, Ekundayo...

Liverpool oo Ciyaartii Xalay Garaacday Kooxda Red Star Belgrade

Kooxda Liverpool ayaa xalay 4-0 ku garaacday kooxda Red Star Belgrade. Laba ka mid ah goolasha waxaa dhaliyay Mohamed Salah oo hadda noqday laacibkii...

Messi oo noqday kabtanka Barcelona

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Lionel Messi uu noqday kabtanka cusub ee kooxda, kadib marki uu naadiga ka tagay kabtanki hore Andres Iniesta. Bayaan...

Horyaalka Premier League Ee 2018/2019: iyo Magacyada ku soo biiray

Horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa furmaya, ka dib markii uu furnaa suuqa kala iibsiga cayaartoyda ee xilliga xagaaga. Inkastoo aysan jirin tiro aad u...

Kalinic oo ku biiray Atletico Madrid

Kooxda Atletico Madrid ayaa lasoo wareegtay weeraryahanka kooxda AC Milan Nikola Kalinic iyo xulka Croatia Nikola Calinic. Kalinic oo ah 30 jir ayaa saxiixay heshiis...

Dhaawac Xalay Soo Gaadhay Ciyaar Yahanka Reer Masar Ee Mo Saalax Oo Laga Dayrinaayo

Laacibka Kubadda Cagta Ee U Dhashay Dalka Masar Maxamed Salaax Ee U Dheela Kooxda Liverpool Oo Xalay Garabka Si Daran Uga Dhaawacmay Ciyaartii Kama...

Xulka 17-Jirada Somalia Ayaa Galabta Ciyaarta Kama Danbaysta Ah La Dheeli Doona Xulka Tanzania

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya Ee Ay Da,Diisu Ka Hooseyso 17-Ka Sano Ayaa Maanta Ciyaarta Kama Danbeysta Ah Ee Koobka Bariga Iyo Bartamaha Africa La...