Magaalada Jowhar waxa lagasoo sheegayaa buuq iyo qalalaase hadheeyay doroashada xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya oo halkaas ka socota qayb ahaan.

Buuqa ayaa ka dhashay doorashada hal kursi oo ka mid ah lixda kursi ee yaala Jowhar, waxaana hore u dhacday in shnta kursi ee kale ay si nabad ah u dhaceen.

Laydhka ama nalka goobta doorashada aya la bakhtiiyay markii la gaadhay tirinta codadka ee wareega koobaad, taas oo keentay in doorashadu ay istaagto.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga