Wasiirka amniga XFS, ayaa sheegay inay magaalada kusoo badanayaan dad leh dhaqan mooryaaneed leh, kuwaas oo uu sheegay in guryaha jabsanayaan dadkana laynayaan, sida uu sheegay, waxaa uu uga digay niman uu ku sheegay madax, inay gabbaad u noqon karaan argagixisada, Al-qaacida iyo Daacish, isla markaana aanay horkicin buu yidhi dad aan ku jirin gacmahood.

Wasiirka ayaa shacabka Muqdisho ugu baaqay inay ilaashadaan nabaddooda, waxaana xusid mudan in ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa mucaaradku isku horfadhiyaan qaybo kamid ah magaalada.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan dadwaynaha magaaladu ay ka qaxayaan xaafado kamid ah magaalada.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga