Haramcad, booliska sida gaarka ah u tababaran, ayaa diyaarad laga saaray magaalada Dhuusamareeb, kadib markii ay madaxda Puntland iyo Jubbaland dalbadeen in laga saaro magaalada, maadaama uu berri furmayo shirka madaxda maamul-goboleedyada Soomaaliya.

Warkani, oo ay qortay warbaahinta gudaha Soomaaliya, ayaa waxay intaasi ku darayaan in sababta ay madaxda maamulladani u diideen ciidamadani ay tahay, maadaama ay ka amar qaataan dawladda federaalka Soomaaliya.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga