Poliska dalka ruushka ayaa xabsiga dhigay boqolal qof oo ka qayb qadanayey
banan bax lagaga soo horjeedo hananka doorashada goolaha deeganka ee ka
qaabsoomi doonta dhisha soo socota.

Poliska dalka ruushka ayaa xabsiga dhigay ugu yaran 800 oo qof ka dib markii
kumaanan qof oo mudaharadayaal hihii ay iskugu soo baxeen magalada Moscow
ee dalka ruushka.

Dibadbxayashaan ayaa ka cadhaysaa qaabka ay dawladu uu mamulayso
doorashadii goolaha deeganka ee dalkasi ka dhici doonta gaar ahaana kuraasta
qaabka looso dooranayo xildhibaanada goolaha deeganka ee Moscow taas oo ay
mucaradku ku tilmaamen mid ay musuqmasuqaayso dawladu isla markaana ay
wax ka badal ku sameysay sidii ay dorashadu uu noqon lahayd mid sii cadalad ah
uu dhacda.

Mucaradka ayaa ku edeyay ciidamada poliska in ay xoog uu isticmaalen dadka
dibad baxyada wada iyago sii xoog ah dadka uu kala kaxaynayaa isla markaana
garacayaa dadka dibadbaxayaa.

Sido kalena waxa ay sheegan in ciidamada boolisku inta ay dadka geeyan
saldhigyada ay ka saxeexayaan in anay ka qayb gali Karin dibadbaxyada taas oo
cabsi ku abuuraysa mudaharadayaasha.

Geesta kale boliska ayaa sheegay in anay dibadbaxayshu ka haysaniin dawlada
ogolaansho uu fasaxayaa in ay isku soo baxaan sameeyan.

Todobaadkii hore booliska ayaa sidaan oo kale uu xidhxidhay dad ka badan 1400
oo qof kuwaasi oo qey ka haa mudaharadada lugu diidan yahay doorashada
golaha deeganka

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga