Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay doorashada maanta loo balan san yahay ee Golaha Shacabka iyo sidoo kale xaaladda qasan ee magaalada Muqdisho oo doorashadan ka dhlatay.

War kasoo baxay Beesha Caalamka waxa lagu sheegay in xubnaha Beesha Caalamku ay soo dhawaynayaan doorashadii shalay lagu doortay guddoonka aqalka sare, isla markaana ahayd talaabo dhanka wanaagsan loo qaaday.

Beesh Caalamku waxay ku baaqday in xaaladda la dejiyo oo xasiloonida iyo nabadda laga shaqeeyo.

Waxay soo ejediyeen in qaybta hadhay doorashada golaha shacabka ee shir guddoonka lagu dooti si nabad ah oo laga fogaado qaska.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga