Beesha Caalamka ee Soomaaliya taageerada siisa ayaa mar kale rabta in ay isku keenaan dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada, kuwaas oo khilaaf xoogani uu ka dhaxeeyo.

Dedaalo hore ay u bilaabeen xubno metelaya Beesha Caalamka oo danjiraha Qaramada Midoobay, James Swan, uu ka mid ahaa ayaa dhalay in ay shir yeeshaan labada dhinac, balse wuxuu ku dhammaaday natiijo la’aan.

Waxa la filayaa in dhawaan uu dhaco shirka ay ku baaqeen Beesh Caalamku iyagoo casuumado badan u diray labada dhinac.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga