Danjirayaasha beesha caalamka iyo wakiilada ayaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay kula shiraan madaxweynayaasha maamul goboleedyada, kadib markii shirkii wada tashiga ay dhinacyada qaar ka baaqdeen.

Madaxweynayaasha Jubaland, Puntland, Koonfurgalbeed, Hirshabeele iyo Galmudug ayaa tegaya teendhada Afisyooni oo uu ka dhacayo shirku maanta oo Khamiis ah.

Waxa ka filayaa in maalmaha soo socda uu shir kale dhex maro dhamaan maamul goboleedyada iyo xukuumadda federaalka, kaas oo ay Beesha Caalamku qabsoomidiisa ka shaqaynayso.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga