Gudoomiyaha hay’adda barakacayaasha Somaliland ayaa ka war bixiyay xaaladda guud ee ay ku suganyihiin dadka barakacaayasha ah ee deegaanada Somaliland, isagoo saxaafadda maanta kula hadlay magaalada Hargeysa.

Cabdikariim Xinnif ayaa shaaciyay in ay dadka jilicsan ee barakacayaasha ah u qaybin doonaan agabka lagaga hor tago caabuqa dilaaga ah ee Covid-19.

Somaliland waxa ku nool dad badan oo qaarkood ay barakiciyeen abaarihii dalka ku dhuftay afartii sanno ee lasoo dhaafay, waxaanay u nugulyihiin caabuqa Covid-19.\

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga