Caasimadda rasmiga ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Baraawe, waxa maanta markii ugu horaysay lagu qabanayaa kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo doorashadoodu taalo halkaas.
13 kursi ayaa lagu tartamayaa iyadoo maanta 7 kursi lagu kala bixi doona, waxayna kala yihiin:
1: Hop#165 oo ay ku tartami doonaan Saalim Calihow Ibroow iyo Aadan Cusmaan Xasan.
2: Hop#16 Yuusuf Aadan Maxamed iyo Cabdullaahi Cismaan Faarax.
3: Hop#044 Maryan Maxamed Cali iyo Faadumo Xasan Cumar.
4:Hop#080 Aweys Xuseen Macalin iyo Maxamed Cusmaam Jibriil.
5:Hop#250 Cabdalla Maxamed Shariif & Cali Maxamed Sheekh Maxamed.
6: Hop#160 Maxamed Yuusuf Xuseen iyo Cali Abuukar Maxamed.
7: Hop#150 Cabduqaadir Cabdiraxmaan Dhure iyo Maxamed Cali Cabdiraxmaan.