Banaanbaxyo Xoogan Oo Lagagasoo Horjeedo Madaxda Ugu Saraysa Dawladda Somalia Ee Uu Hogaaminayo Madaxwayne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Ka Dhacay Magaaladda Baladwayne Ee Xarunta Gobalka Hiiraan

Banaan Baxyadan Ayaa Waxaa Dhigayay Shacabkii Kasoo Barakacay Fatahaadda Wabiga Shabeele Ka Sameeyay Gudaha Magaaladda Baladwayne, Kuwasoo Ka Cabanayay Qaabka Ay Dawladda Soomaaliya U Qaybisay Deeqihii Kala Duwanaa Ee Ay Ugu Deeqday Dadkaasi

 
Waxa Ka Waramaya Wariyaha Saab Tv Ee Baladwayne Cabdishakuur Maxamed Xassan

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga