Warar soo gaadhay xafiiska warqabadka ee Saab TV, ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay guddoomiyaha Ismaamulka magaalada Nairobi, Mike Sonko, kaasoo sida wararku sheegayaan musuqmaasuqay lacag dhan 357 Malyuun oo lacagta shilinka Kiiniya ah.

Ciidanka la dagaallanka musuqmaasuqa ee dalkaasi, ayaa la sheegay inay Mr. Sonko kala dageen tareen uu saarnaa, iyagoo u taxaabay xabsiga, waxaana la filayaa in maantaba maxkamad lasoo taago, inkasta oo aad loo hubin.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto wararkii ugu dambeeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga