Baarlamanka Soomaaliya waxa uu yeelanayaa maanta kulan lagaga tashanayo ansixinta xeerka doorashada guddoonka baarlamanka.

Xeerkan ayay soo jeedinayaan  gudida doorashada guddoonka baarlamanka ee baarlamanka, iyadoo intaa kadib la ansixin doono.

Inta lagu jiro bishan ayaa la qorsheeyay in la doorto guddoonka cusub ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga