Golaha wakiilada shacabka dalka Itoobiya ayaa meel mariyay qorshaha dib loogu dhigayo doorashooyinka, taas oo loo marayo fasiraadda dastuurka .

Cod aqlabiyad leh ayay baarlamanku ku ansixiyeen iyadoo 25 xildhibaan ay diideen.

Xukuumadda ayaa rabta in dib loo dhigo doorashada, maadaama dalku uu ku jiro xaalad degdeg ah oo xanuunka Covid-19 uu keenay.

Warkan oo muuqaal ah goor dhow ka daawo SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga