Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa magacaabay Golahiisa Wasiirada kadib muddo dheer oo la sugayay Golahan.

Axmed Madoobe ayaa tan iyo dib u doorashadiisii aan magaacbin Golaha Wasiirada, waxaana uu kusoo beegay xili uu shirka doorashooyinka ka furmayo agaalada Muqdisho.

Halkan ka akhriso liiska wasiirada:

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga