Ciidamada Uganda ee qaybta ka ah kuwa AMISOM ee dalka Soomaaliya ayaa la sheegay in aanay wax gunno ah qaadan muddo gadhaysa 10 bilood.

Dawladda Uganda ayaa beenisay in askartu ay gunno la’yihiin iyadoo ku gaabsatay in lacagtu ay marto hannaan, sidaana lagu agadhsiiyo askarta.

Arintan ayaa la ogaaday kadib kulan dhex maray wasaaradda difaaca Uganda iyo baarlamanka dalkaas.

Midawga Afrika ayaa lacagaha loogu talo galay askarta Uganda waxa uu u mariyaa dawladda, taas oo askarta qaar ay walaac ka muujiyeen.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga