Ashraf Qaani wuxuu u muuqdaa mid mar kale kusoo noqonaya hogaanka dalka Afkaanistaan. Wuxuu ahaa nin qoonyahan ah oo talada dalkan ku guulaystay sanadkii 2014kii.

Ninkan oo 70 jira waxay taageerayashiisu ku sheegaan ‘aabaha Afkaanistaan’ iyagoo ku salaynaya riyadiisa ah ee Afkaanistaan oo dagaal sokeeye la daaladhacaysa uu dib usoo diso.

Natiijoyinka hordhaca ah ee doorashada bishii september aya muujinaya in in kadabn boqolkiiba 50 uu ku guulaystay madaxweyne Ashraf Qaani. Halka ninka la tatamyay ee Dr Abullah Abdullah uu ku guulaystay 39% codadka la dhiibtay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga