Kadib rabashado ka dhacay dalka Maraykanka, waxaa si rasmi ah Congress-ka Maraykanku u ansaxiyay guusha madaxwaynaha la doortay ee dalka Maraykanka Joe Biden iyo gabadha ku xigeenka u ahayd ee Kamla Harris.

Taageereyaasha madaxwayne Trump ayaa isku soo ururay shalay, kuwaasi oo xoog ku galay dhismaha, waxaanay damacsanaayeen inay ka hortagaan in la ansaxiyo guusho Biden, balse isku soo laabasho dambe, ayay Congress-ka u suurtagashay inay ansixiyaan hadda.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga