Taliska ciidamada midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya, ayaa warbixin qoraal ah oo ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in diyaaraddii African Express ee 4-tii bishan ku burburtay degmada layidhaa Bardaale aanay iyagu soo ridin balse ay soo rideen ciidamo Itoobiyaan ah kuwaas oo aan katirsanayn hawl-galka midowga Afrika ee AMISOM.

Qoraalka kasoo baxay taliska AMISOM, ayaa waxaa kale oo lagu sheegay inay si wada jir ah u baadhaan kagana wada hadlaan dalalka Soomaaliya, Kiiniya iyo Itoobiya.

AMISOM waxay sheegtay in xidhiidhka iyo wacyiga oo yaraa ay keentay in lasoo rido diyaaraddan, taas oo katimi jiho kale.

Warbixinta kasoo baxday AMISOM, in diyaaradda la soo riday saarnaayeen dadkii saarnaa oo kala ahaa saddex Kiiniyaan ah iyo laba Soomaali ah, kulligoodna ay geeryoodeen. 

Waxay ahayd 4-tii bishan, markii diyaarad sidday shixnado ka koobnaa maro kaneecooyin 

 

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga