Ciidamada AMISOM ee dalka Soomaaliya ku sugan iyo ciidamada NISA ee nabad sugidda Soomaaliya ayaa isku khilaafsan amniga Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ayaa ka dalbaday ciidamada NISA in ay ka guuraan laba bar-koontarool oo ku yaala Xalane iyo Garoonka, taas oo ay diideen ciidamada NISA.

Khilaafkan ayaa illaa imika la xalin iyadoo AMISOM ay sheegeen in ay qabaan walaacyo dhanka ammaanka ah kadib weerarii biushii hore lagu qaaday xerada Xalane iyo Garoonka Aadan Cadde.

Dhanka kale, khilaafkani wuxuu imanayaa iyadoo walaacyo ammaan ay lasoo darseen raysalwasaaraha Soomaaliya oo NISA ay u digtay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga