Kooxda alShabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhiga Ciidamada Daraawiishta ee maamulka Puntaland ay ku leeyihiin deegaanka Af-urur ee Gobolka Bari.

Khasaare culus ayaa lagasoo sheegayaa sida ay dadka deegaanku ku warameen inkasta oo aanay dhinacyadu ka hadal weli, marka laga tago alShabaab oo sheegatay in ay xerada la wareegtay.

Dab xogan ayaa la arkayay oo xeara qabsaday yo madaafiic badan oo dhinacyadu ay si tiis ah isu waydaarsanayaan.

WARARKA KASOO KORDHA KALA SOCO SAABTV.COM

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga