Sida Sheegeen Saraakiil Caafimaad . Afar Ruux Ayaa Ku Dhintay Qaraxyo Dhowr Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Bariga Jalalabad Waxaana Ku Dhaawacmay In Ka Badan 20 Kale,
Dagaal Hubaysan Oo U Dhaxeeya Ciidamada Ammaanka Ee Afgaanistaan Iyo Rag Hubaysan Oo aan La Aqoonsan, Ayaa Goobta Ka Dhacay Qaraxyadda Kadib,
Waanu Idiin Soo Gudbin Donaa Wixii Warara Ee Kasoo Kordha………