Ra’iisul wasaaraha dawladda Federaalka Itoobiya ayaa xisbiyada deegaanka uu kasoo jeedo ugu baaqay in ay iskaashadaan si ay guulo muhiim ah uga gaadhaan doorashooyinka la filayo in Itoobiya ay ka dhacaan sanadka 2020.

Abiy Ahmed wuxuu xisbiyadan usoo jeediyay in ay ka shaqeeyaan danta Oromada, isagoo intaa ku daray in ay ka dheeraadaan kala-tagga.

Ra’iisul wasaare Abiy oo ah nin kasoo jeeda Oromada, oo qoomiyad ahaan ugu dad badan Itoobiya, ayaa rejo wnaagasan ka muujiyay guul ay ka gaadhaan doorashada 2020-ka ka dhacaysa dalkan ku yaala Geeska Afrika.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga