Qoraal ay baraha bulshada ku soo daabacday wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayaa waxaa lagu sheegay in 9 qof ay Muqdisho ugu geeryoodeen xalay xanuunka Coronavirus.

Wasaaradda ayaa sheegtay in dadka geeryooday xaaladdoodu gaadhay heer aan waxba laga qaban karin, iyadoo ay korodhay dadka uu soo ritay xanuunkanku.

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya waxay ugu baaqday cisbitaallada gaarka loo leeyahay inay soo gudbiyaan bukaannada ay ku arkaan calaamadaha iyo astaamaha xanuunka iyagoo uga digay inay ku hayaan xarumahooda.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga