8 xildhibaan oo laga caydhiyay baarlamanka Puntland

Xildhibaano tiradoodu gaadhaysay 8 xildhibaan ayaa laga qaaday xaasaanadda baarlamanka maamulka Puntland ee dalka Soomaaliya, sida ay sheegayaan wararka kasoo baxaya Garoowe.

Xildhibaadna xasaanada laga qaaday ayaa kala ah:

1.Xildhibaan Cabdijamal Cismaan
2.Xildhibaan Cabdiqani surato
3.Xildhibaan Muuse Jajabsay
4.Xildhibaan Gen.Baduugaaye
5.Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre
6.Xildhibaan Saleeban Faarax.
7.Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore
8.Xildhibaan Maxamud Axmed Caalim.

Waxa xusid mudan in xildhibaanadani ay mucaarid ahaayeen, isla markaana si wayn ugasoo hor jeedeen gudoomiyaha baarlamanka Puntland.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga