Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa qoraal ay ku daabacday barteeda bulshada ee Facebook waxay ay ku sheegtay inay heshay 47 kiis oo cusub oo ah xanuunka Coronavirus guud ahaan Soomaaliya.

Kiisaskani ayay wasaaraddu ku sheegta inay kala joogaan Puntland, Banadir, Somaliland iyo Koonfur-galbeed.

Qoraalka kasoo baxay wasaaradda ayaa u dhignaa sida tan:

”19 May 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

> New cases confirmed today: 47
> Puntland: 19
> Benadir: 13
> Somaliland: 8
> South West: 7

> Male: 42
> Female: 5
> Recovery: 15
> Death: 2
————————————
Total confirmed cases: 1,502
Total recoveries: 178
Total deaths: 59”

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga