Dhimashada iyo dhaawaca ayaa sii kordhaya dalka Bulgaria, kadibmarkiiuu bas ay dad saarnaayeen burburay.

Illaa 45 qof ayaa la xaqiijiyay dhimashadooda halka la badbaadiyay 5 qof oo kale oo iyagana loo qaaday cisbitaalada magaalada caasimada ah.

Shilka ayaa dhacay saacadihii danbe ee habeenimadii xalay wuxuuna ka dhacay koonfurta caasimadda Bulgaria.

Weli lama oga waxa sababay shilkan xun ee ka dhacay caasimadda Bulgaria balse laamaha kala duwan ee dawladda ayaa sheegaya in ay wadaan baadhitaan ku aadan waxa sababay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga