Muqdisho waxa maanta lagu dooranayaa afar kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi, kuwaas oo dib u dhacay hal maalin iyadoo lagu waday in shalay la doorto.

Kuraastan ayaa kala ah HOP 229, HOP 254, HOP 255, HOP 262, waxaana kuraastaa afartii sano ee lasoo dhaafay ku fadhiyay Xildhibaanada kala ah Cabdullaahi Cismaan Ducaalle, Jaamac Maxamed Askar, Fowsiya Yuusuf Xaaji, iyo Axmed Maxamuud Maxamed.

Cidda kusoo baxda kala soco SAABTV.COM

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga