Sanna Marin, ayaa loo dhaarin doonaa todobaadka soo socda, raysal-wasaaraha dalka Finland, kaasoo kuyaal waqooyiga qaaradda Yurub.

Gabadhan, ayaa noqonaysa, raysal-wasaarihii ugu da’da yaraa adduunka, xisbigeeda ”Social Democrate” ayaa u doortay inay hoggaamiso dalka, kadib markii uu is casilay rasyal-wasaarihii iyada ka horreeyay, taasoo ay markaa ahayd wasiirka gaadiidka ee dalkaasi.

Waxay xustay inay shaqo badani u taal, taasoo ay sheegtay inaanay ku mashquulin da’deeda iyo dumarnimada ay tahay, inkasta oo dad badani su’aalo iska waydiiyeen.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay adduunka, Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga