Magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe waxa ka dhacay dagaal sababay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawacba leh.

Dagaalamayaal ka tirsan kooxda alShabaab ayaa weerar ku qaaday magaalada iyagoo mudo kooban gacanta ku hayay balse markii danbe iskaga baxay.

Waxa dagaalka ku nafwaayay illaa 5 askari oo ka tirsan ciidamada dawladda iyo sidoo akle dad rayid ah oo ku dhaawacmay.

Taliyaha ciidamada Soomaaliya ayaa gaadhay magaalada Balcad iyadoo ay wehelinayaan saraakiil kale.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga