Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa u kala dirtay kooxo Sida Sunta Ayaxa si looga buufiyo degaanada u ku habsaday sidanna waxa shaaciyay wasiirka Wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland ,Axmed Muumin Seed.

Ayaxa, ayaa dhibaatayn gaadhsiiya dalagga beeralayda, kasoo gam ka dhiga waxa u soo baxba, iyadoo dadka beeralayda ahina, ay si wayn uga qayliyeen.

tallaabada ay wasaaradda beeraha Somaliland qaadday, ayaa noqonaysa mid guul ah, taasoo ay ku diirsadeen dhegaha beeralaydu.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga