Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya Ee Ay Da,Diisu Ka Hooseyso 17-Ka Sano Ayaa Maanta Ciyaarta Kama Danbeysta Ah Ee Koobka Bariga Iyo Bartamaha Africa La Ciyaaraya Dhigooda Tanzania.

Dhalinyarada Soomaalida Waxay Wareegi Semi-Finalka Kasoo Badiyeen Uganda Oo Ay Ku Garaaceen 1-0, Halka Tanzania Ay 2-1 Kagasoo Badisay Kenya.

Inti Uu Socday Tartankan, Ayeey Soomaaliya Kasoo Badisay Xulalka Ethiopia, Kenya, Uganda Iyo Burudni Oo Ay Barbarro Galeen.

Haddii Xulka Soomaaliya Uu Ku Guuleysto Koobkan, Wuxuu Noqonayaa Marki Ugu Horreysay Oo Uu Xul Soomaaliyeed Ku Guuleysto Tartan Ka Tirsan Kuwa Qaarada Africa

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga