Wali Waxaa Ka Jirta Cakirnaan Siyaasadeed Xarunta Golaha Shacabka Oo Maanta Lagu Balansanaa in Xildhibaannadu Ku Yeeshaan Kulan Ka Dhan Ah Mooshinka Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari.

Xildhibaanno Saab Tv Kula Hadlay Afaafka Hore Xarunta Golaha Shacabka Ayaa Sheegay In Xildhibaannada Lagu Celinayo Meel Dibada Ka Ah Gudaha Xarunta,

Gudaha Xarunta Ayaa La Sheegay In Ay Ku Sugan Yihiin Xildhibaanno Gaadhaya 30 Xildhibaan

Xarunta Golaha Shacabka Ayaa Waxaa Ku Sugan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Jawaari, Lama Oga Ilaa Iyo Hadda In Cabdiwali Muudeey Ku Sugan Yahay Xarunta Iyo In Kalle,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga