Imran Cali ayaa lagu xukumay Dil Toogasho ah sida ay warbaahinta u sheegeen xeer ilaaliyeyaashu.

 

Maxkamad ku taala magaalada Lahore ayaa waxaa dil lagu xukumaday Mohammad Imran Ali.kadib markii lagusoo edeeyay in uu dilay gabadh yar oo jirta 7 sano

 

saynab waxaa maydkeeda laga helay qashinka degmada Kasur 9-kii January dhowr maalmood ka dib markii la waayay.

 

cimraan ayaa la xidhay laba asbuuc ka dib markii uu galay dambi ah kufsi iyo dil

 

“aad ayaan uga mahadcelinayaa caddaaladda ugu weyn ee ay maxkamadu samaysay, wuxuu Zainab ula tacaalay si aad ufoolxun,” aabaha Zainab ayaa u sheegay Telafishanka Al Jazeera.

 

Imran Cali ayaa lagu xukumay Dil Maanta, laakiin hooyada saynab waxay u aragtaa in aanay ku filnayn dembiyada uu ka galay inanteeda

 

“Waxaan rabaa in la deldelo meeshii uu jeexjeexay jidhkii Saynab, waana in la dhagxeeyaa, ayuu Nusrat Amin oo ah abaaha saynab aw u sheegay Telefishanka Al Jazeera.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga