Subaxnimadii Hore Ee Saaka Ayaa Dagaal Laysu Adeegsanayo Hubka Waaweyn Uu Ka Bilaabmay Deegaanka Tukaraq Oo Laascaanood Bari Kaga Beegan 52km.

Dagaalkan Oo Ka Soconaya Dhinacyo Badan Ayaa Dad Ku Sugan Deegaanka Tukaraq Ayaa Sheegay In Wali Duqaymaha Madaafiicda Iyo Qoryaha Lidka Diyaaradaha Laga Maqlayo Halkaa.

Magaalada Laascaanood Oo Maanta Uu Ka Dhici Lahayd Dabaaldega 18may Ayaa Laga Cabsi Qabaa In Uu Saameeyo Dagaalka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga