Nin Wadaad Kirstaan ah oo u Dhsahay Dalka Koonfurta Afrika ayaa Sheegay in uu Awood u Leeyahay in Dadka Dhinta uu Soo Nooleeyo.

Alph Lukau, ayaa Nin La Rumasnaa In Uu Dhintay Dhawr Jeer Salaaxay Kadibna, Waabu Booday Ninkii Sida aad Ku Arkaysaan Muuqaalka.

Sheekadan oo Ka Dhacday Dulleedka Magaalada Johan ayaa Baraha Bulshada Ka Dhalisay Dood Hor Leh, iyadoo Qaar Ka Mid ah Wadaadada Kiristaankuna ay Ku Xujaynayaan in uu Soo Nooleeyo Nelson Mandela Hadii ay Run Tahay Sheegashadiisu.

Muuqaalka Laga Duubay ayaa Lagu Arkayay Fagaare Loo Dhaamaa oo Nin Naxash Ku Jiifaanaa Yaallo, Taas oo La aaminsanaa in uu Dhintay, Balse Wuu Soo Toosiyay Waanu Kacay Ninka o Qoyskiisuna Uu Dulltubnaa.

Alph Lukau, Waxa uu Sheeganayaa in uu Si Cad usoo Nooleeyay Ninka, Taasina ay Ka Dhigan tahay Waa Cusub Oo U Baryay Guriga Ilahaay oo uu ula Jeedo Kiinasadda Maadaama oo uu Haysto Diinta Kiristaanka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga