Maxkamada Gobolka Maroodijeex Ayaa 15.Bishan Xukun Saddex Sano Ah Ku Riday Abawaannad Naciimo Qarane Iyada Oo Maxkamadu Ku Soo Oogtay Danbi Ah In Ay Faafisay Hadalo Ka Dhan Ah Jiritaanka Somaliland.

Xadhiga Niciima Abwaan Qorane Ayaa Waxaa Hore U Cambaareeyay Hey’Adaha Xuquuqda Insaanka Somaliland,Kuwasoo Ku Tilmaamay Mid Sharci Daro Ah.

Ururadda Bulshada Rayidka Ah Ee Somaliland Ayaa War-Murtiyeed Ay Soo Sareen Waxay Ku Sheegay In Ay Xaqiijiyeen Tacadiyo Iyo Jidh Dil Lagula Kacay Niciima Abwaan Qorane Mudadii Ay Xabsiga Ku Jirtay. Iyaga Oo Madaxwaynaha Somaliland Ka Codsaday In Si Deg Dega Xoriyadeeda Loogusoo Celiyo.

Baaqa Ururada Bulshada Rayidka ah ee Xadhiga Naciima Qorane

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga