Urur Goboleedka IGAD Ayaa Walaac ka muujiyay Xiisada Siyaaasadeed Ee Ka Taagan Soomaaliya, Taasi Oo U Dhaxeysa Golaha Shacabka Iyo Xukuumadda.

War Saxaafadeed Ka Soo Baxay Urur Goboleedka IGAD Ayaa Lagu Sheegay In Xiisada Siyaasadeed Ee Soo Cusboonaatay Somalia Ay khatar Ku Tahay Horumarkii Somalia Gaadhay sanadkii La Soo Dhaafay 2017-Kii,

Urur Gobaleedka IGAD Ayaa Ku Booriyay Dhinacyada Uu Khilaafka U Dhaxeeyo, In Wax Walba Lagu Xaliyo Dastuurka Dalka U Yaala, Si Loo Ilaaliyo Xasiloonida Iyo Kala Dambeynta Sharciga.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga