War goor dhawayd lagu daabacay Barta Twitter-ka ee hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in Xusseen Cismaan Xusseen uu iska casilay xilkii taliyaha hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya.

Qoraalka la soo dhiggay bogga Twitter-ka hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in taliyuhu uu isku casilay arrimo isaga u gaar ah, isaga oo warqadiisa is casilaada u Gudbiyey Madaxwaynaha Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga