Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Somalia Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xalima Yareey). Iyo wafdi ay hogaaminayso Oo Ku Sugan dalka Maraykanka Khaasatan gobolka Minnesota .Ayaa Kulamo Is Xogwarasi Ah la Yeelatay Somaalida Degan Minnesota,

La Tashiyadan Iyo Xog Ururintan Ayaa Ah Mid Ku Saabsan Sidii Dalka Soomaaliya Ay Uga Dhaci Lahayd Doorasho Qof Iyo Cod Ah Iyo Waliba Sidii Qurbojoogta Looga Qaybgalin Lahaa Talo Baxinta Doorashada Soomaaliya Ka Dhaci Doonta Sanadka 2020,
Dadwaynaha Soomaaliyeed Ee ku Dhaqan Magaalooyinka St Paul iyo Minneapolis Ayaa Baryahan aad U Hadal Hayey Kulumada Ay Gudigani Qabandoonaan Iyo Talooyinka Saxda Ah Oo Ay Hayaan Sidii Ay Ugu Soo Bandhigi La Haayeen.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga