Xukumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay Hadal kasoo yeedhay Xukuumadda Somaliya,kaas oo ku saabsanaa Sura-galnimadda inay Madaxweyna-yaasha labadda Dhinac ay Safaro is-weydaar ah ku kala tagaan Magaalooyinka Muqdisho Iyo Hargaysa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire Oo Saab Tv La Hadlay Waxa Uu Sheegay In Dawladaha Gobolka Ee Haatan Heshiiyay Ay Yihiin Qaar Ka Xaalad Duwan Qadiyadda Ka Dhexaysa Somaliland Iyo Somaliya.

Waxa Kale Oo Wasiir Sacad Ka Hadlay Waxa Hor-Taagan Inuu Kullan Dhex-Maro Madaxeyne Biixi Iyo Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed,Iyada Oo Ay Hore U Dhici Jireen Kulamo Labadda Dhinac dhex Mari Jiray.

Wasiir Sacad Cali Shire Ayaa Sheegay Inay Somaliland Beesha Caalamka U Gudbiyeen Dacwad Ka Dhan Safarka Madaxweynaha Maamulka Punatland Ku Yimid Degmadda Badhan oo ka Tirsan Gobalka Sanaag.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga