Qiimeyn Ay Sameysay Hay’Adda Qaramada Midoobey Ee International Happiness Ayaa Lagu Sheegay In Soomaaliya Kaalinta Lixaad kaga Jirto Qarada Africa Wadamada Dadkeedu Ugu Farxada Badan Yihiin, Halka Dunida Oo Dhanna Somalia Ay Kaga Jirto Kaalinta 98aad.

Wadamada Qaarada Ayaa Sidan Kaalimaha Ugu Kala Horeeya Mauritius,Libya, Algeria, Morocco, Nigeria, Somalia, Cameroon, Gabon, South Africa, Ivory Coast.

10ka Wadan Ee Liiska Ugu Hooseeya Ku Jira Ayaa Kala Ah, Malawi, Haiti, Liberia, Syria, Rwanda, Yemen, Tanzania, South Sudan, Central African, Republic, Iyo Burundi.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga