Siyaasyi Cabdiraxmaan Cadami oo Hore usoo noqday Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland ayaa si adag ugasoo Horjeestay Go’aanka ay Xukuumadda Somaliland Dalkeeda Kaga Mamnuucday ururka Shaqaalaha Caalamka ee Magacooda Loo yaqaano (ILO). Wariyaha SAABTV Cismaan Axmed Cismaan ayaa Hargaysa Ku Waraystay Siyaasiga.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga