Golaha wasiirada  Jubbaland oo maanta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahaa oo uu shir gudoominayay madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa diiradda lagu saaray ay kamid yihiin biyo la’aanta ka jirta qeybo ka tirsan gobolka , hannaanka mideynta canshuuraha iyo  muranka la xdhriidha dhulalka ee mudooyinkii u danbeeyay kusoo badanayay Kismaayo, ayadoo intii uu kulanku socday warbixinno laga dhageystay qaar kamid ah wasiirada Jubbaland.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga