Shaqale Aan Haybtooda La Garanaynin Ayaa Gudaha Ugalay Beer Ay Lahayd Xaaska Madaxwaynihii Hore Ee Zimbabwe Mr Robert Mugabe Kuwaasi Oo Markii Danbe Lagu Qabtay Iyaga Oo Ka Qodanaya Macdan,

Goobjoogayaal Ayaa U Sheegay Warbaahinta Dalkaasi Inay Arkeen Dad Gawaadhi Ku Guranaya Macdan,

Xaaska Robert Mugabe Ayaa 2015-kii Si Khasaba Ugu Rartay Beertan Dadkii Daganaa Xiligaasi Oo Uu Saygeedu Madaxwayne Ka Ahaa Dalka

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga