Magaaladda Berbera E Xarunta Gobalka Saxiil Waxaa Caawa Ka Da’Aya Roobab Duufaan Wata Badanu Way Kacsan Tahay Ilaa Hadaa Lama Oga Khaasaraha Ka Dhashay Roobabkaas,

Geesta Kale Magaaladda Lughaya Biyaha Bada Ayaa Kusoo Fatahay Qayo Kamidda Xaafadaha Magaaladda, Waxaana Ka Da’Aya Roobab Xoogan, Dhakhaatiirta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Ayaa Iyaguna Heegan Wayn Ugu Jira Sidii Loo Badbaadin Lahaa Waxyeeladda Ay Gaynstaaan Roobabkaasi,

Wararka Iyaguna Nagasoo Gaadhaya Magaaladda Ceerigaabo Ayaa Sheegaya In Roobab Xoogaan Oo Duufaano Wataa Ay Ilaa Maanta Galinkii Danbe Ka Da’Ayeen Gudaha Magaaladda Iyo Buuraha Ku Hareeraysan,

Maalintii Shalay Ayay Ahayd Markii Hay.Adda Qaramadda Midoobay U Qaabilsan Cunadda Iyo Beeraha Ay Baaq Kasoo Saartay Duufaano La Magac Baxay One Oo Kusoo Fool Leh Xeebaha Somaliland Iyo Somalia

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga