Hogaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga Madaxwaynaha Dalka Kenya ayaa Maanta Loo dhaariyey Inu Yahay Madaxwaynaha Dalka Kenya.

Raila Odinga ayaa sheegay in uu ilaalin doono dastuurka dalka isagoo shacabkana ugu baaqay in ay ridaan Kaligii talinimada.

Horey waxaa dalka madaxweynenimo loogu dhaariyay Uhuru Kenyatta.

Xeer Illaaliyaha guud ee Kenya ayaa Raila uga digay in dhaarinta ay tahay fal qiyaano qaran ah, ciqaabtana ay tahay dil toogasho ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga