Ra’Iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre Oo Ka Hadlay Qaraxii Dadka Badan Ay Ku Dhinteen Ee Shalay Ka Dhacay Hotelka Weheliye Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Laamaha Amniga Faray In Faah Faahin Dheeraad Ah Ay Ka Bixiyaan Qaraxa.

Ra’Iisal Wasaaraha Ayaa Tacsi U Diray U Ehelada Dadkii Ku Dhintay Isaga Oo Dhinaca Kalana Caafimaad U Rajeeyay Dadka Ay Dhaawacyada Kala Duwan Ka Soo Gaadheen Weerarka Oo Uu ku Tilmaamay Mid Bahalnimo Ah Oo Ay Ka Danbeeyeen Dad Cadow Ahi.

Laamaha Amniga Dowladda Somalia Ayaa Sheegay In Ay Qaraxa Ku Dhinteen 17 Ruux Oo Rayid U Badnaa, Sidoo Kalana Waxaa Ku Dhaawacmay Tiro Inta Ka Sii Badan Oo Qarkood Ay Soo Gaadheen Dhaawacyo Culus.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga