Waxaa Magaalada Jigjiga Ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Laga Dareemayaa Diyaargarow Ballaadhan Oo Lagu Soo Dhaweynaayo Ra’Iisal Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Abiy Ahmed Oo Maanta Safar Ku Imanaaya.

Imaanshaha Ra’Iisal Wasaaraha Cusub Ee Itoopiya Ayaa Imanaysa Maalmo Kooban Uun Kaddib Markii Xilkan Loo Dhaariyay, Waana Qeyb Ka Mid Socdaal Lagu Wado In Uu Ra’Iisal Wasaaruhu Ku Booqdo Guud Ahaanba Deegaannada Uu Dalku Ka Kooban Yahay.

Raysal Wasaaraha Ayaa Kulamo La Qaaday Doonaa In Uu Ku Sugan Yahay Jigjiga Mas’Uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Jigjiga Oo Ay Ugu Horeeyaan Odayaasha Dhaqanka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga