Iran ayaa bilawday tallaabooyin cusub oo lacageed si ay u joojiso lacagta waddanka maraykanka , oo ah tallaabo loo arko in dib loogu naqonayo talaabadii madaxweyne Xasan Rouhani oo ahaa in uu maalgashado abuurana shaqooyin badan kadib heshiiskii nukliyarka ee 2015.
Qanacsatada ayaa ku jiray hoos u dhac ku yimi dhammaan dollar-ka Maraykanka kadib markii dawlada iran ay Arbacadii,iibisay 50,000 riyaal oo 30 boqolkiiba ka sarreeya qiimihii ​​Hore ee logu iibsan jiray dollar-ka maraykanka
Hase yeeshee, riyadu waxay dib u dhigtay wax yar kadib markii ay bilaysku xidheen dukaamo suuqa madow ah, iyo waliba boqolaal xisaabood oo ay leeyihiin ganacsatada waaweyn ee dealkaasi
Sida laga soo xigtay wargayska Arman-e Emrooz, 755 xisaabood oo ay bangiyadu lahayeen ayaa sidoo kale la xakameeyay iyada oo ay taasina qayb ka tahay hawlgalka bilayska.
dad badan oo Iiraaniyiin ah ayaa aaminsan in sixirka sarrifka ee dollarka uu muujinayo jawiga guud ee dhaqaalaha dalka.
Bankiga Dhexe ee Iran (CBI) ayaa ku dhawaaqay qorshayaal loogu talagalay in lagu daro lacagta dahabiga ah iyo iibinta Shahaadooyinka Kaydinta (CDs) oo leh dulsaar boqolkiiba 20 mudo hal sano ah.
Tallaabooyinkan ayaa waxaa looga jeedaa inay sii wadaan falalka dalka iiraan uu kaga hortagayo Dollarka maraykanka taas oo kor u qaaday qiimaha lacagta dalka iran

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga